Ciidanka Gorgor oo burburiyay Doon la sheegay in ay adeegsan jireen Al Shabaab

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ,gaar ahaan ururka 7-aad, guutada 18-aad ee  Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin kuyaalla gobolka Shabeelaha Hoose oo ay maamulayeen kooxda Al Shabaab. Saraakiisha ciidanka Gorgor hoggaamineysay ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in ciidanka gaareen toolooyin ay kamid yihiin Nuunaay, Nuun-garre iyo Tawakal oo hoostaga deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Taliyaha … Continue reading Ciidanka Gorgor oo burburiyay Doon la sheegay in ay adeegsan jireen Al Shabaab